
Evening & Weekend Driving Lessons Available
Evening & Weekend Driving Lessons Available
Waxaanu nahay iskuul heer caalamiya, iskuulka wadista gaadiidka iyo dhaqamadiisa kala duwan, halkaas oo macaamiisha aanu ula dhaqano si gaara isla markaana ugu shaqayno luuqadooda gaarka ah ee ay fahmayaan.
Tababarayaasha wadooyinka waa kuwo si fudud loo wajihi karo, xirfadle sare oo si gaar ah loo tababaray. Hadafkayagu waa inaan ku tababbarno darawalada tababar nabadgelyo, mid bulsheed iyo kuwa deegaanka ah mustaqbalka.
Halbeegayaga waxaa ka mid ah saaxiibtinimo, kalsooni, isku dhawaanshaha iyo daryeelka deegaanka.
Tababarkeena qoraalka ah waxaa ka mid ah mowduucyo aan lagu dari Karin casharada wax is-barashada.
Waxbarashada qoraalka ah waxay ku fududahay fahankeedu marka aad adigu isbarto, taasina waxay kuu dhaqaalaynaysaa kharash fara badan oo kaa bixi lahaa.
Marka casharada qoraalka lagusoo qaato waxaa lagu dabiqi karaa xiliga wadista, looma baahna xiliga wadista lagujiro in lagu baro casharada wadista.
- Hordhac iyo is diwaangelin 1h
- 8 h teoriga (EAS+RTK -teoriat) fasalka ama internetka.
- 1 h Tababarka imtixamka sharciga
-8,5 h wadida simulaattorka, 2h kala ah mugdiga iyo taraaraxa.
-5,5 h wadid baabur
- Istixmaalka baburka imtixaamka 1.
- Adeega xafiiska.
- Hordhac iyo is diwaangelin 1h
- 8 h teoriga (EAS+RTK -teoriat) fasalka ama internetka.
- 1 h Tababarka imtixamka sharciga
-4 h wadida simulaattorka, 2h kala ah mugdiga iyo taraaraxa.
-10 h wadid baabur
- Istixmaalka baburka imtixaamka 1.
- Adeega xafiiska.
- Hordhac iyo is diwaangelin 1h
- 8 h sharci barasho (EAS+RTK -teoriat) fasalka ama internetka.
- Tababarka sharciga internetka-teoriakoeharjoittelu
- 2 h kala ah mugdiga iyo taraaraxa (Simulaatorka)
- 12 h baabur wadid ah.
- Istixmaalka baburka imtixaamka 1. ajokokeessa
- Adeega xafiiska.
- hadi xisada taraaraxa baaburka, ratamaksu (100 €)
- Hordhac iyo is diwaangelin 1h
- 8 h sharci barasho (EAS+RTK -teoriat) fasalka ama internetka.
- Tababarka sharciga internetka-teoriakoeharjoittelu
- 18 h baabur wadid ah.
- 3 h kala ah mugdiga iyo taraaraxa (Simulaatorka)
- Istixmaalka baburka imtixaamka 1. ajokokeessa
- Adeega xafiiska.
- hadi xisada taraaraxa baaburka, ratamaksu (100 €)
- Eas 4h sharci barasho
- Tababarka sharciga- intenetka
QIIMAHA GAARKA AH
Imtixaam wadida 1 h 85 € (baaburka macmiisha)
Imtixaamka baburka dowlada- 1,5 h 125 €
Wadida baburka 1h 85 €
3 h baabur wadid ah 240 €
5 h baabur wadid ah 375 €
SOO DHAWAADA!
Waxaan halkan idinku sharaxaynaa sida loo istimaalo fasalada sharciga haga INTERNETKA iyo barnaamigka BLACKBORDka! Wuxuu kuu fudeyayaa ka soo qaybgalka haga intenerka, hadii aad iman karin xiisadaha fasalka ama aad degentahay meel naga dheer, tusaale ahaan gobol kale!
KOMBUTERKA HADAD KA ISTIMAALAYSO:
KOMBUTERKA waa inuu lahaadaa mikrofon iyo kamera shaqaynaya, Internetkaguna noqdaa nooca loo yaqaan Chrome.
Hadii aad isticmaalayso iPhone ama iPad:
Qofka haysta Android-:
Wuxuu kasoo geli karaa internet telefonka ama tabletka toos.
Telefoonnada: samsung, oneplus, honor, huawei,htc iyo wixii la mid ah toos ayay usoo geligaraan.
Muxiimaddu waa in aad kasoo gashaa emailka ama link aad anaga nagahelayso!
Mahadsanidiin!
· Copyright 2020 · DriveGo.eu ·